Kheyre oo shaaciyay Caqabadda ugu weyn ee dalka xilligaan heysata (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri geliyay in ay qalinkooda ku bedelaan sawirka qaldan ee dalkeenna horay looga bixiyay, si loo helo sawirka saxda ah ee dalka, loona dhiso mustaqbal ifaya oo dunida soo jiita. Ra’iisul Wasaare … Continue reading Kheyre oo shaaciyay Caqabadda ugu weyn ee dalka xilligaan heysata (Daawo Sawirro)